Madaxweynuhu waxa uu ku tukaday Masjud-jaamaca Hargeysa ka dibna waxa
uu booqasho ku tegay Xarunta Agoomaha ee Caasimada Hargeysa
ka dib waxa uu ku soo noqday Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada
Somaliland oo uu dadweynaha kala duwan ee somaliland ku qaabilay.
BY:WARIYE SHARBI YARE
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND





