Borama(Subulahanews) Xafladan uu qabsaday xisbi xaakim hada talada haya ayaa maanta soo qaban qabiyey
munaasibad ay ku shacinayeen gudoomiyayaal Xisbiga uu hogaamin doona G.awdal.
Xafladan ayaa waxa ka soo qaybgalay Wasiirka Warshadaha, Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Madaxda heer gobol iyo Heer degmo.
BY:WARIYE SHARBI YARE
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
















































