Borama(Subulahanews) Xil.C/qani Daa’uud qalinle ayaa maanta qabsaday xaflad uu ku soo bandhigayey cududiisa tageero iyaga oo madasha xaflada lagu qabanayey ay soo buux dhafiyeen Tagarayaashiisu.

Xil. qalinle ayaa tagarayaashiisa uu soo bandhigay Waxqabadkiisa ku aadan hadii ku gulaysto jagada maayirnimo iyaga oo ay dadku ay maanta aad uu xamasadaynayeen uu balan qaadeen in ay codkooda ay siin doonan Maalinta ay doorashadu dhacayso.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

BY:WARIYE SHARBI YARE

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook