Borama(Subulahanews) Waxa maanta magaalada borama ee xarunta gobolka awdal wacdaro ka dhigay uruka umada isaga oo maanta ay tageerayaashiisu ay soo buux dhafsheen Khayriyada ee borama.

Munaasibad uu ururka umadu uu smaynayey ololaha loogu diyaargalowayo doorashada golaha deegaanka ee fooda nagu soo haysaa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

BY:WARIYE SHARBI YARE

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook