Burco(Subulahanews)Masuulkan ayaa(Subulahanews u xaqiijiyey in laga been abuurtay Magaciisa, balse ay labada nin ee kale iyaga gaar u tahay cabashadani. Masuulkan oo isaguna Hadhwanaagnews soo Gaadhsiiyey Warsaxaafadeed kooban oo uu ku beeninayo Arrintaas ayaa waxay u qornayd sidan:

Cabdi Cabdilaahi Siciid Oo ka mid ahaa 3nin oo warsaxafadeed ay soo sareen kaga Cabanayey Isuduwaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Gobolka Togdheer ayaa beeniyey inu wax lug ah ku lahaa Warsaxaafadeedkaasi isla markaasna laga been abuurtay Magaciisa, balse ay labada nin ee kale iyaga gaar u tahay cabashadani. Masuulkan oo isaguna Hadhwanaagnews soo Gaadhsiiyey Warsaxaafadeed kooban oo uu ku beeninayo Arrintaas ayaa waxay u qornayd sidan:

Labada Nin ee kale oo aanu iyagana la xidhiidhney ayaa hadhwanaagnews u xaqiijiyey in Saddexdoodu ay isku fikir ka ahaayeen arrintan cabashada ah ,kuna wada socdeen balse la bedeshay oo lacag la siiyey Masuulkan sheegay in magaciisa laga been abuurtay, iyagoo welibia labadan nin si toosa u caddeeyey in markhaatiyo cad cad u hayaan in saddexdoodu ay isku fikir ahaayeen cabashadana meelo badan oo kale la mareen, markii ay wax natiijo iyo wax ka qabasho ah arki waayeena ay Warbaahinta la soo xidhiidheen.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook