Borama(Subulahanews) Maanta oo uu lahaa Xisbiga New Ucid ayaa maanta wacdaro aan hore loo arag ka dhigay fagaaraha Khayriyada ee Magaalada Borama iyaga oo tageerayaashu ay soo Buux dhaafsheen.

Munaasibad oo ahayd mid hore loo arag ayaan waxa madaashaasi hadalo iskugu jira dhiri galin iyo hambalyooyin uu diray dhamaan xildhibaanadii iska soo sharaxay Golayaasha Deegaanka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

BY:WARIYE SHARBI YARE

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook