Borama(Subulahanews)- Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta soo bandhigay Laba Boqol oo Hoobiye oo ay ciidamada Boolisku ka heleen Guri ku yaal Magaalada Boorama.

SUBULAHANEWS.COM

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook