Dhamaan jaaliyada ku dhaqan dalka switzerland waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diryaan maayarka da,da yar MR Saleebaan Xasan Xadi ahna aqoon yahan karti iyo daacad nimo  u dheertahay. kuna sifoobay wax qabad hufan dhanka  arimaha bulshada waxan ilahay uga baryaynaa in uu kugu asturo xilkaa culus ee aad umada u qaaday uuna kaa dhigo kii u rumeeya bulshadii ku soo dooratay hankii iyo himiladii ay kaa naawilayeen oo ah in aad wax badan ka badali doonto bilicda magaalada borama oo ad ka dhigi doonto new borama insha alah waxana kugula dar daarmayna in aad ka fogato eex iyo qaraabo kiil ayna kuu sinaadaan umada aad masuulka ka tahay kii kusoo doortay iyo kii aan kusoo dooranba.

 

 

alaa mahad leh

 

eng.Mustafe xasan maydhane