FankaWaxa dalka ka dhacay doorasho balse waxay noqtay dorashadii ugu xaransayd ee ka dhacda dalka somaliland oo reer wal oö degan dalka ayay taabatay ka gudub

 

waxa ay si wayn dadka gobolada hargaysa ka galbeedeeya ay tustay ama ka dhacay doorasho la filayay in ay sidaan u dhacdo degaanada si fiican bay wax walba u soo afmeermeen markaa waxan an qalinka u qatay in aan akhristayashayda sharafta badan aan rabaa in aan tuso sida ay wax u dhaceen oo an tuso waxa qaldamay iyo waxa an saxnay iyo waxa u bahan in la saxo oo an so kala horaysiyo degmo degmo ay ugu taabto sida ay wax u dhaceen qalad iyo sax ba.

 

 

——————————————————————————–

 

——————————————————————————–

 

 

 

DEGMADA SAYLAC waxa ka dhacday degmada saylac khalad la galay 53 sano ka hor ay galeen beelaha degaanka saylac oo ahaa in ay ay ka tartamaan marki 60 ki la qatay calanka somaliyeed ayay qasarsheen oo ay iska sharaxeen magalda borama kana so bixi wayeen kii degmadiin saylac na ay ka so baxeen ciise ki kastaba ha ahaatee waxa dhacay khalad cad oo ay gacmahooga ay ku galeen uguna siiyeen besha ciise degaan ay ba lahyn oo ay ku lee yihiin daaqsin ayay banan ka u dhigen beeshaasi si walba ha ahaate waxa dedaal badan guda jooga iyo dibad jooga ay sameeyeen oo dacadnimo badan ku dheehan tahay ayaa waxa uu dib gacaanta ugu soo ceshadeen degaankii degmada qadiimiga dib u soo ceshadeen taasi oo ay hormood ka hayeen saladiinta degaanka degmada saylac SULDAAN SANBUURAG SULDAAN WABER shacabka ku dhaqan degamda Saylac caruur iyo cirolaba waxay tuseen in beesha ciise deganka wax ba ku lahyn yaga waiba 7 xildhiibaad ee gobolka ay wax ba kama jiiran ahyeen oo ay isdaba marin ay ku sameeyeen ciise madama oo ay hayeen gudomiha komishan ka ku xigenka xoghayn ta intaba ay yagu wada lahyen bay 7 xildhiban xaran ku keenen kaliya waxa la filayay inay yeeshaan 4 xildhibaan oo ay gadaal kaga soo dareen 3 intaasi waxa dheer in beesha ciise cadaysatay in mark ay doorasho gaadho ene man one vote ay gadacaan qaylo bilaban oo ay kow ka ahyd tii barlamanka oo ay qadaceen oo kaliya ka so abxay ninka afka xun le ee cayda ku fiican kaligiiuu ka so abxay hadana amrki ay gadhay tii degankayay had bilaben in ay dhinac kale ka so waregan oo xisbigu xuman soor soo wardaan tiina ay dhabarka ka jabisay oo yagiiba is arki karin ilen labadii xuman ku heshisa dar alay u colowdaaye mnatana waxa an sugnaba wa mayer iyo ku xigeen reer sh samroon ah.

 

DEGMADA LUGHAYA degamda lughaya wa degmo wayn oo ay deganaka beesha degtay ay yihiin dad ka ugu gobsan beelaha samroon oo ay wligoodba caan ku ah wax wada lahanshaha waxanand ka garataa sida ay u sooryeeyeen ugaaska beelaha samroon ugaas abdirashiid ugaas rooble waxay na hada an ka sugaynay mayerka degaanka beesha bahar muuse ku xigenkana beesha abrayn mahayn in ay abti iyo wax dadkeena la hadhay ay qimeeyen abti nimo wa ta dadka halka dhigtay ee reer nuur halka dhigtay ee ciise wax tartay manu filayn ka noqda beshi lahyd ha la siiyo ban odhan lahyn wanad ku mahdasan tihiin sida waxan eed uga shaqayseen gaar ahaa suldanka beelaha Bahabr muuse SULDAN ABSHIR sida ay isugu xidheen howlaha ka dhacay degaanka waxanan u tacsiyaydaynayn naa dhali ta halka ku dhimatay alaha u anxariisto askartii dishay na wa in sharciga la marshaaa.

 

DEGMADA BAKI daegmada baki waxa an u hanlbaynay naa dhalaman xildhibadanda ka so abxay waxanan lee nahay ilahay ha ni fuadasho xilka kadib waxa an la dardaramyn aa mayerka cusub ee dagmada baki mr MAROORO waxan lee nahy waa in aad soo xidhaa degaanka hoos yimada dhulka ad mayerka ka tahay oo aad meel saartaa degankaga ceelbardaale iyo arimiha seemaal na wax aad ka tartaa waxa ad ahyd naftii hure wayn ee waxa lqagaga fadhiya howlahagii iyo wax ka sii badan waxa na halkaa ka filnaa ba waa wax farax galiya beelaha reer nuur oo ah beel wayn lakin halkii laga filayay an joogin meeqaam ka siyasadeed iyo horumarineed ee deegaanka DEGMADA DILLA wa in aad dib u habay wayn ku samysan dalka dib bay uga hadhay 20 sano bay saqiirtay waa in la so gaadhis yaa deagnka faceeda ah ee GABILEY.

 

DEGMADA BORAMA magaldi borama na waxa ka dhacay doorasho taarikhiya wa marki u horaysan taarikhda in xildhibaano ku so baxa one man one vote ay so fadhiistaan dawada hose ee borama waxana ku so baxay reer majortay ga ka ah dagmada borama waxana fikirka iska laha saldinta deganka degmada borama SULDAN SALEBAN SULDAN WABER waxana halka ka dhacay waa wax la filayay lakin maha in in laga adkaday dad kale waxa sharafta kobaad leeh deganada saylac lugahaya waxana magalda borama ka so abxay mayer dhalin yar oo mudo kooban u soo ololeeyay ama ku so fuulay jagada gudomiyaha degmada borama mudo koban on ka badnayn 3 bilood wanan lee ynahy mayerka cusub saleban xasan xadi ilahay ha ku fudadsho xilka culus kuna si dheeraan mayo degmada borama intaa ba inagag filan,

 

DEGMADA GABILEY hadaba degamda aan qalinka u qatay ba wa degmada gabiley oo an ka filaysnay suldan samtar in uu xildhibaano ka soo saaro waxanan khadka kowaab saray naa labda masuul ee kala ah xildhiiban cali gabiley oo ah xildhibaanka ku fadhiya codad ka dadka deganka gabiley waxay ahyd in uu u hiiliyo shacabki soo doortay oo uu u howl galao oo xildhiabdana ka la reebo oo dadla gasho mahyn in uu barkinta dheraysto hargaysa ileen bari ba wuu u bahan yhay dadki soo doortaye waxan ku lee nahy arimihi lagu doortay wad ku saaqiday xildhiban cali gabilay dib u kac in tan dadku ku so galin waxa kale een ku cananay naa suldan samtar oo ah suldanka beelaha degmada gabilay waxan lee nahay waxa aad ka soo bixi wayday xilkii laguu doortay waxa ad isu keeni kari waysay beesha da oo kaliya yad hal xildhiban u so saari wayday waxa ka so baxay gabilay na madigan madhiban inyo wax an is dhamin suasha ku hortala manta ayad waxay tahay sideed u oran akrta ano ku hadlaya afka suldana gabilay ? ileen manta dad wa is abrtay oo suldaki lughaya waxasi waa banaystay deganki sii kii saylac na sidoo kale kii borama na sidoo kale ki bakina soo kale ee suldan samtar iyo dhawal waxa hor yala suasha ah degankeed uu diidi kartaan bari marka uu sooo laabto ugaaska guud ee belaha samroon ugaas abdi rashiid intii la socotay waa banaysteen degankodi ducadisiina way ku dhacday ee ma waxan odhan kar na inidka inkartisii baa inigu dhacday mise waxan nidhahnaa awoodadaradiina halka idin dhigtay waxa an idinkula talin lahaa in aad dib tolka ugu labtaan oo ad dhahdan wan qaldanay ileen wanigan meelna la so fadhiisan al saldiin tii kale waxan idin odhanlaha ilahay xaqa ha idin garan siiyo.

 

 

 

Aadam ciise mohamed

 

uk