Waxan ogaysiinaynaa Jaaliyada ku nool wadanka Swedan gaar ahan gobalka västra götaland iyo agagaarkisa . kana soo kala Jeeda gobalada Awdal , Gabilay iyo Salal inuu jiro shir baladhan oo ah is Barasho iyo iska warhayn waxaanan si sharafleh uga codsanaynaa inay ka soo qayb galan xafladaasi .oo ay qaban qaabiyeen ururka Saacid
Malinta: Sabtida
Sacada : 12:00
Meesha : Hammarkulletorget
Taarikhda : 29/12/12
Magalada : Gotenberg
Waxii faah faahin ah kala soo xidhiidh 1: Mahamed saleban hussein (suufi )(0734783125)
2: Cawale Ahmed Kahin (0700495850)
