Ogaysiis Ogaysiis Waxaa Dhamaan bulshawaynta somaliyeed gar ahaan bulshawaynta awdal state la ogaysiinayaa in aay hawada kusoo biirtay shabakad cusub amase radio cusub oo aay yeelan donto awdal state dhabakadani waxaydun kahelidoontaan warar maqal iyo muuqaal ah qoraalo ku qiimaysan xeerka saxafada iyo waraysiyo aan layeelan doono saladiinta aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta u dhalatay deganada awdal state hadaba shabakadani oo google ciwaaneed keedu yahay http://www.awdalstatenews.com/ ama http://www.awdalstatenews.net/ kadheeho warar diiran
ogaysiis….ogaysiis..ogaysiis..
Posted by admin on December 27th, 2012 06:09 AM | FADHIGA SUBULAHA
Comments are closed.
