318925_446194945426326_923618816_n
Marka hore waxa mahadle eebe, waxa kale ee an mahada labaad le web ka kan noo suuro gashay in aan araahda iyo fikradaha an is dhaafsano noo suuro gashay.

Intaa kadib waxa aan Qalin ka uga qaatay arimaha indhwayta ba ka jira dalka ee degaanka dagmada saylac, Dalka waxa ka dhacay doorasho lagu tartamayay

golaha deganada degmooyin ka dalka somaliland 22/11/2012 doorashaadaasi oo nin ba calfkisa ka qaday mid wax hela iyo mid an wa xba helin ba balse in uu

ninkasta aaminsado bay ahyd waxa uu gagada ciyaraha ee tartanku ka dhacay in uu ku kasoonado bay ku qurxoonayd hadaba dalka somaliland waxa uu soo maray maraaxil kala duwaan oo ah dib u Dawladayn Dib u dhis Dib u dadayn dalka somaliland waxa ku nool dhowr

Qabiil oo mid walba wax tarkiisa wax qabadkiisa iyo kalinta uu ka so qatay dawladnimada iyo dib u dawladaynta somaliland mid ba heer bu ku lee yahay. Marka hadan u so noqdo dulucda maqalka kan waxa beesha CIISE ku kalifay waxan oo dhan oo indha adayga waxa weeji markii Djabuuti oo degaan ahaan ay lahayeen REER SH SAMROON oo marki ay ka hor yimadeen Gumaystihii Dalka maamulayay ee FRANCE and UK ayaa waxa ku dhacay in intii daganyd somaliland british iyo intii Djabuti ba ay gumaystihii uu cagta hoosteeda dhigay arimhaasi ay aa waxay keeneen in ay dhul badan oo ay maamulayeen ay ku wayaan oo intuu gumaystuhu uu silig ku xiray sida tariikhda ku qoran uu xaga Itoobiyana uu ka soo daabulay reerihii raalida kaga ahaa gumaysiga markaa buu ka bilaabmay mudaharadadii lagag soo hor jeeday gumaystaha waxay na ahyd magalda jabuuti laba xafadood oo la kala yiraahdo xafada DHAGAXA iyo xafada LOOXA waxa deganda xafada dhagaxa beelaha SAMAROON SACIID dhinaca kalana ee xafada LOOXA waxa degana BEESHA CIISE oo %80 ahaa dad magalda ku cusub oo laga so dabulay degaanka ITOOBIYA,

markasa marku mudaharad dhaco waxa uu ku horayn jiray fransiisku dadka xafada dhagxa dagan oo uu u xidh xidhi jiray waxa ka mid ka aha dadki wakhtiga loo xirxiray mudaharada jabuuti mam tay ama hoyaday oo ahayd muwadinad jubuutiyan ah wax abdna na iiga waran tay tariikhda gumaystaha uu ku hayay dadki degana xafada DHAGAXA waxa marag madoon ah in degaanka jabuuti markii uu yimid GENARAL DIGOOL ay ku mudaharadeen besha deganka dhabta ah ku layhyd uu keenay fikir ah CIISE AND ANFAR si uu meesha uga saro beesha samroon waxa marka dhib ta kenay ee gancanta u gashay waxay ahyd gumaystihii Fransiss ka waxa meesha ka baxay beeshii samroon oo tacab koodi dhiigoodii maalkoodi intiiba bacadka ku lisay GENERAL DIGOOL waxa halka ka ka baxay lahashiyihi beesha samroon oo waliba raga n ka xasuustoo ka midka aha ragii ugu waawaynaa ee abaabuli jiray mudahrada DR RAABE oo ah hada la taliye si akstaba ha ahate waxa meeshi ay hada gacanta ugu jirta dad an ehel u ahyn mulkiyada deganka d jabuuti waxa ay hada mraysa in xata dhalshada amrkay la so abxayan reerhii mulkiyada magalda laha y ku abtirsadan dad an ahyn dadki mulkiyada sax da ah lahaa marka muhimadu waxay ahyd in halka laaga hadho ma haboonayn ee in dib loo radsho bay ahyd mahyn manta in dib intay u so baxan ay dalki gudihiisa la inagu qabsado mahayn in manta la yidhahdo waxad ku tihiin marti saylac mahayn manta in an ka dhex mudaharaadno sidii falastiin an ka dhex shiitano saylac mahyn manta in ugaas ciise loogu qabto xafad saylac mahyn manta in ay muran gasho abahi xadarada soomaliyeed ee saylac sartuse waxay ka qudhuntay marka an ka amusnay mulkiyadii Djabuti aya waxay keentay in saylac la inogu yimado mahayn manta ciise intay ianga talabsadeen laba jeer an ahdana ku xigeenka amyerka lughaya an abtinomo iyo wax baas oo al eeday an ku siino mahyn manta intay saldiinta beelaha isaaq xaflado iyo qado ay u sameeeyan la yirahdo qoxotigiina dalka ka amqan soo cesha mahayn manta in la dhaho u daya ciise Mayerka dagmada SAYLAC kama sugayno saldinta gadabiirsi in mar labaad ay gacanta u gasho saylac dad an ehel u ahyn kama sugayno siyasiyiinta beelaha samroon in mar labad ay dayacaan degandooda kama sugayno shacabka qurba joga in ay ka gabiyaan hiil iyo hooda dadkooda ku dhaqan degaankooga saylac kam sugayno dawlada wax garawshiiyo ah kaliyase waxaynu ka filnaaba waa dhabr jabin naxli nacayb ay dadka dhex dhigaan waxa manta mahadleh Eebaha u suro gashay samaroon in mar labaad ay gacanta u soo agsho degankoodi balse muhimadu waxay tahy hadi manta ku fara adaygi wayaan in ayna waligood ayna heli doonin chance ku waa one time mar labaadse mahaleh waxa an niga sugnaaba waa mayerka iyo ku xigenka la doortay in la dharshoa angna heelada iyo sayliciga an u dheelno ala macal.

guul iyo gobonimo

Qalinkii Ahmed Husein Alleel