• NEW TESTURURA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA (A.U.D) ADAL UNITY AND DEVELOPMENT WAXAAN CANBAARAYN KULUL U SOO XUMUADA SOMALINAD IYADA AYAA KA MASUULA WAX DHACAY IN MAANA CARUURTAYADA DHIIGOODA DARIIQYADA LA WADHO,BULSHA WAYNTA REER ADALNA WALI WAX KASUGAYAAN WAANA DHACDO XANUUN BADAN OON LOO DUL QAADAN KARIN

Anigoo ku hadalaaya magaca urur waynah kor ku xusan , waxaannu ka xunnahay kana tacsiyeynaynaa dhacdadadii foosha xumayd ee ka dhacday Magaalada Borama ee G.AWdal . Dhacdadaas oo caruur birmagayta ah si arxan daro ah loo la dhacay rasaac ragii la dhacayna Borama dhex joogaan. Waxaanu isla garanay sidan:

  1. Waxan canbaarayn u soo jeedinaynaa Madaxda Somalilad oo fuliyey dhacdadaa foosha xun.
  2. Waxaan taageersannahay baaqyadii laga soo saaray gudaha ADAL iyo wadanka dibadiisa oo arrintaa lagu canbaaraynayey.
  3. Waxaan soo dhowaynaynaa farriimihii ay xambaarsanaayeen baaqyadaasi oo ay ugu xoog badnaayeen in lagala xisaabtamo Madaxda Somaliland falkaas, iyo in la xoojiyo gudi loo xilsaaro in ay uduurgalaan dhibaku inta uu leeg yahay si loola xisaab tamo oon looga Hadhin xisaabtanka Madaxda Somaliland iyo inta cabanka u tumaysa siday howshaas uga meel gaari lahaayeen.
  4. Waxaan u soo jeedinaynaaa Madaxda somaliland inay dhowraan:
    1. Islaamnimada
    2. Soomalilandnimada
    3. Tolnimada
    4. Derisnimada
  • Ugu danbayn; waxaan ugu baaqaynaa Bulsho waynta Reer SHEEKH SAMAROON inay si wada jir ah uuga hor tagaan in ay soo noqonoto dhacdana oo kale oo gurigaaga la u yiraahdo mabadali kartid ranjiga saran,siyaasiinta beesha iyo oday dhaqmeedyada beeshana lagala xisaabtamo waayo iyaga ayaa waxaas oo dhan sabab u ah in maanta dhulkooda lagula gorgor tamo.
     WABILAAHI TAWFIIQ
GUDOOMIYAHA URURKA
ADAL UNITY AND DEVELOPMENT (A.UD)
ABDIKADIR MOHAMED AQLI