tacsi21
Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay  tacsi u dirayaan wiilka ay adeerka u yihiin jimcaale cabdi muxumed oo ku geeriyooday mudaharadki shalay ka dhacay magaalda boorama..  isagona qaxdaro lagu dilay waxaan ilahay uga baryaynaa inu janadii fardowsa geeyo qabrigana u nuuriyo ehel iyo qarabadii u ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo amiin amiin

Dhamaan dadka

1. Ilma abdilaahi diiriye boqore
2. Ilma cilmi diiriye boqore
3. Ilma osman diiriye boqore
4. Ilma muxumed diiriye boqore
5. Ilma aye diiriye diriye boqore
6. Ilma warsame diiriye boqore
7. Ilma qaalib kamil boqore
8. Ilma hussein adan gadiid
9. Ilma abdilaahi adan gadiid
10. Ilma muxumed adan gadiid
11. Ilma farax sigad gadiid
12. Ilma cabdi muse gadiid
13. Ilma jamac muse gadiid
14. Ilma yuusuf muse gadiid