intaa kadib waxa aan aad ugu faraxsanahay qadiyada meel looga soo wada jeestay waxa aan aad ugu faraxsanahy shayga qaaliga ah ee aan dadka rabno in ay ogaadaan ooy wliba saldintu ogaadan aqoon yahan ku ogaadan culimadu ogaadeen in ay midnimo ka helnay qadiyada saylac ayaa ah shay qaaliya oon sinaba lo heli karin marka waxa an baaq u u diray naa saldiinta siyasiyiin culimada qaybaha bulshada oo dhan in ay ka midoobaan qadiyada guud talo intan kuma eeka
ee ay la yimaadan fikir ah gudiyo qadiyadaha lo saro arimha ma danaha gobolada ka shaqeeya oo talada la sii wado midnimada hadi la si wado na saylac dhaafe Djabuuti baan gacanteena ku ceshan kar naa marka talo waa midnimo besha samroona waxa looga bahan yahay talo iyo yool dheer oo umada loo jeexo si kabayasha horumarka loga midha dhaliyo sida dikadaha dawyada garoonada diyarada hadal ka waxa ku so afmeeray na waa in midnimo da la si wayneeyo si hurumarka iyo dabaylaha dufanada siyasadeed ee ku fool leh deganda galbeenka in loo guntado loona diyar garoobo.
Salaamu caleykum,Anaka oo ah dadka magcyadoodu hoos ku qoran yihiin oo ka mid ah Jaaliyadda dadka kasoo jeeda goboladda Awdal –Gabiley- Salal ee degan wadanka Jarmalka waxan marka hore tacsi u direynaa dadkeenna guud ahaan, gaar ahaanna qoyska Alshahiid Jimcaale— ka baxey oo u shahiiday qadiyadda qaaliga ah ee Zeylac ee sida baadilka ah la rabey in loo qaato waxan leenahey Allaha u naxariisto qabrigiisana Allaha nuuro Aamiin.
Marka labaadna waxan hambalyo u direynaa dadka reer awdal –Gabiley-Salal oo aan u kala hadhin qadiyadda Zeylac ,waxanan si gaar ah u hambalyeyneynaa Saladiinta ,siyaasiyiinta iyo waxgaradka Goboladeena oo meel iska wada taagey qadiyada Zeylac si
geesinimo leh u gutey waajibkii dhulka ka saarnaa sheegeyna xaqu sida uu ku jiro .
waxan hambalyeyneynaa Maayirka iyo Maayar ku xigeenka cusub ee loo doortey Magaaladeena Zeylac waxan leenahey Allahaidiin dhib yareeyo xilka aad ummadda u qaadeen dadkana mar haddii doorashaddii dhammaatey madax caadil ah u wada
noqda.intaa kadib waxa aan aad ugu faraxsanahay qadiyada meel looga soo wada jeestay waxa aan aad ugu faraxsanahy shayga qaaliga ah ee aan dadka rabno in ay ogaadaan ooy wliba saldintu ogaadan aqoon yahan ku ogaadan culimadu ogaadeen
in ay midnimo ka helnay qadiyada saylac ayaa ah shay qaaliya oon sinaba lo heli karin marka waxa an baaq u u diray naa saldiinta siyasiyiin culimada qaybaha bulshada oo dhan in ay ka midoobaan qadiyada guud talo intan kuma eeka
ee ay la yimaadan fikir ah gudiyo qadiyadaha lo saro arimha ma danaha gobolada ka shaqeeya oo talada la sii wado midnimada hadi la si wado na saylac dhaafe Djabuuti baan gacanteena ku ceshan kar naa marka talo waa midnimo besha samroona waxa looga bahan yahay talo iyo yool dheer oo umada loo jeexo si kabayasha horumarka loga midha dhaliyo sida dikadaha dawyada garoonada diyarada hadal ka waxa ku so afmeeray na waa in midnimo da la si wayneeyo si hurumarka iyo dabaylaha dufanada siyasadeed ee ku fool leh deganda galbeenka in loo guntado loona diyar garoobo.
Jaaliyadda Awdal-Gabiley- Salal Germany
· Eng Abubaker Ali Osman
· Sacaada xaji Cabdirahman
· Asma abubaker Ali
· C/wahab cisman ciise
· maxamed cumer C/llahi ( afweeny )
· C/qaadir muse ciise
· Mohamed Abubaker Ali
· Xasan maxmed xasan
· Shoucayb cabdi xaji cisman
· Roble cabdi cumaar
· Abiib barkhad suldan
· Aleel cisman ( libaaxley )
· Shoucayb cabdi cisman
· Ahmed abubaker Ali
· C/naasir axmed c/allahi
· C/ kariim maxmed caqli
· Xasan cabdi xasan
· Maxmed noor
· Maxmed ( Dhereeye )
· Cawaale maxmed
· Axmad Xusein Miigane (Bakhtiiste)
· Nuura Cumar Kadleeye
· Nimco Colhaye
· Maxamad Axmad Abdi
· Bashiir Hargeisaawi
· Cabdiqani Xerageel
· Saleman Ga’da
· Muse Ismail (Nirig)
Ahmed Husein Alleel
Mohamed Alaahi veron
Saciid cismaiil ahmmed
Mustafe A aaden Mohamud
Baylood Abshir Malgaash
Bashiir Husein Qaalib
Muumin Hasan sh Muumin
Badri Hasan
Mawliid qaabil
Dayib madax sare
Mahamed tukaale
fahiima mohamed warsame
shukri farah cigaal
ifraah
dadka intan kuma soo wada kobi karno balse jaliyada dhaman way u midaysan tahay baaqan.
guule iyo gobonimo
