Dhamaan waxan tacsi u diraynaa aniga oo ku hadlaya afka jahliyada degan Switzerland ee kasoo jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland dadkii xaqdarada badheedhka ah loogu laayay Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Borama waxanan dadka gobolada kasoo jeeda iyo eheladii ama qaraabadii ay ka baxeena leehay samir iyo Iimaan Dhamaanteen way inaga wada baxeene
Aamin Aamin Aamin
Mohamed Mohamoud Shirdon
