Baaqasalamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu

waxaan marka hore halkan salaan qaaliya uga dirayaa saxaafada ka halgasha
gobolada( awdal salal gabilay) ee
sida xalaasha ah uga qayb qaatay halgankii dhiigu ku daadtay ee kadhacay
awdal ee loogu jiray difaca dhunka siday dadka ula socod sinayeen hadba halkay wax marayaan
dhamaantin waxaan ini leehay guul iyo hambalyo hambalyo
waxaan hadalkayga  ku bilamayaa guul iyo gobonimo ku socota dhamaan
dadwaynaha ku nool gayiga ADAL EMBIRE
aniga oo kadulaaya kalmada guul ayaa guusha soo hooyay waa suaal u baahan in sifiican
loo dhuuxo 1 waxaa guusha kobaadleh leh alah ha unaxariite mujaahid jimcaale cabdi muxumed
iyo dhalin yaradii ku dhawacntay iyo ku wii gabarkiisa tagnaa
2 guusha labaad waxaa gaadhay 10 ka xildhibaan ee kasoo baxay dagmada saylac
ee gacmaha iska qabsaday in lakala furfuro gashanka u daruuray
3 guusha sadexad waxaa gaadhay suldan saleeban oo go aan geesinimo qaatay
oo ilaa u salka u dhigayaay arintii saylac u seexday xaaxiga bada saylac
4 guusha afraad waxaa gaadhay salaad diinta iyo suldanada culimada wagaradka
gashaanka u dhigay munaafa qiintii laga soo diray hargaysa ee hadalada quudhsiga ah
la yimiday borama ee nin xiskiisu jooga marnaba una ku hadleen lasoo shirtagay
waxgarad kii runta usheegay inay marnaba ka dhegay sanaan ee u sheegay qadiyada saylac inay tahay
lama tabtaan samaroon ku dhaarto
5 guusha shanaad waxaa gaadhay saxaafada markasta halkay wax marayaan gadhinayaay dadwaynaha
habeen iyo maalinba
6 guusha lixaad waxaa gaadhay dhamaan dadwaynaha dalka gudahiisa  iyo dibadiisa jooga oo
dhamaan simidaysan aragtidooda ka dhiibtay meel kaliyana iska istaagay
ilaa ay gadhayeen guusha iyo gobonimada usoo hoyatay adal maaha mid dhamaatay ee way soconaysaa
ilaa waxii horay u qaldamay dib loo saxaayo
waxaan soo jeedinayaa aniga oo kadulaaya fikirkayga
waxaan kula  taliyanaa beesha gadabuusi labo arimaad inay fiican tahay inoo
bixiyo 1 dariiqa isku xidha borama ilaa saylac inoo bixiyo
jimcaale streed waayo waa mu taystay
2 dekada saylac inoo bixiyo suldan saleeban waayo
waa mutaystay inuu qaato magacaa kaligii ayuu
ka dhex baxay dhigiisi borama joogay
waa gabaygii ayaan garsiiya
ayaa dilay dadkaygii
ayaa duufsaday dadkaygii
ayaa ku soo duulay deegan kaygii
ayaa ku doodaya dagmadaydii
ayaa la garamaa oo an garsiiyaa
ayaa geedka ii fadhiya oo lagaramaa
seefu samaroon