Borama(subulahanews)Mudane Muuse Carab Dugsiiye ah Afhayeenka Ugaaska Beelaha Gadabuursi islamarkaan ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal ayaa fariin soo gaadhsiiyey Saxaafada u ka sido ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodo, Hoos ka daawo fariintaa.
DSC00787