Borama(Subulahanews)Madaxwayne ku xigeenka somaliland mudane Saylici ayaa magaalada gorayacawl kula hadalay saxaafada, kadi markii ay magaalada kaga bexeen si habqan iyo dag dag ku jiro,madawxayen kuxigeenka oo la hadlay saxaafada waxa kamid ahaa hadaladiisi sidan….
Madaxweyn Kuxigeenka Somaliland Hadaladiisii Ambabax Safirkii Borama Muxuu yidhi? (Daawo Video)