ogaysiisShirweynihii sanadka ee Qurbojooga beesha Reer Dudub-Samaroon (Gadabuursi) ee UK!!!!!
Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan Qurbajooga beesha Reer Dudub (Dudub Ciisman, J. Y.), Samaroon ee UK ku sugan in maalinta Sabtida ee inagu soo aadan laqaban doono shirweynihii beesha ee sanadkan cusub ee 2013.
Waxaa si weyn loogu adkeenayaa xubnaha beesha inay kasoo qeeb galaan shirweynahan muhiimka ah isla markaana laga codsanayaa inay waqtiga aad u dhawraan.
Maalinta Sabtiga (Saturday) 5th January 2013.
Saacaduna ay tahay:  5pm – 10pm
Shirku wuxuu kadhici doona (Address):
Oaktree Community Centre,
Osborne Road, Acton,
London, UK.
W3 8SJ
Bus: 440
Tube: Acton Town (Piccadily District}, South Acton (Overground).
Wixii faah faahin ah oo intaas dheer kala xidhiidh:
Muxyadin Musse 07432640521
Cabdilaahi Cilmi 07846531186
Saynab Ibrahim 07852947507
Or e-mail: reerdudubuk@gmail.com
Mahadsinidiin.