Borama(Subulahanews) Xisbiga wadani oo ka mid noqday sadexda xisbi qaran ee somaliland ayaa maanta xafladiisi wan qalka xisbiga ku qabtay hoolka shirarka ee maana guest house ,halkasi oo dadwayne faro badan iyo madaxda xisbiga ee gobolkuga goob joog ahaayeen , waxaa isla goobta lagu gudoonsiiyey shahaadooyi xubnihii uga qayb galay xisbiga tartankii golaha deeganka , kuwii laga guulaystay iyo kuwii guulaystayba..
Daawo sawirada xaflada






































