salaadiin
Borama(Subulahanews)Salaadiinta Gobolada Galbeeka somaliland,Awdal, Salal iyo Gabilay ayaa maanta Shir Jaraaid oo ay ku qabteen Hotel Raysa Waxay diginiin u direen xukuumada somaliland, iyago ku dhaliilay sida habqanka iyo is agyaaca ee ay wax uga qabtay doorashadii dalka ka dhacday, gaar ahaan tani degmada saylac, waxay xukuumada ku booriyeen in ay kaalinteedi xukuumadeed iyo amaan ee dalka wax ka qabato , Suldaan Dhawal oo isagu hadalka ku horeey waxaa u carabka ku adkeeyey una yidhi( waxaan ku soo jirnay nabada labaatankii sanadood ee somaliland jirtay hadase waxay u muuqataa in xukuumadu wax u dhimayso nabadaasi, hadiise xukuumadu ka soo baxdo waajibkeed amni iyo maamul ee ka saarana dalka ,wax dhib oo dhacayaa ma jiraaan) sidoo kale waxay baaq nabad ah u direen , bulshada wada dagan gobolka salal oo ay ku booriyeen in nabadood ay ilaashadaa.. suldaan baade ayaa isagu carabka ku adkeeyey qiimaha nabdu leedahay iyo sida ay muhiim u tahay in nabadasi la ilaaliyo dhana looga wada jeesto…

qudbadaha shirkan jaraadi oo dhamaystiran kala soco subulaha news….