ogaysiis22

 

waxaa La Ogaysinayaa dhamaan Jaaliyada Gobolada Awdal Salal Gabilay ee ku dhaqan dalka  sweden caasimada Stockholm in la Qaban Doono Shirweyne Muhiim Ah maalinta sabtida ee 19-01-2013 .Shirweynahan Oo Ay Qaban Doonaan Jaaliyada Stockholm  ayaa looga  Hadli Doono dhamaan xaladahii uu danbeyey ee  ka tagan Gobolada Awdal Salal iyo Gabilay.

waxaa  si xushmad leh  looga codsanaya dhamaan dad weynaha ku dhaqan Stockholm in ay ka soo qayb galan. 

Adressku waa Husby -Träff /19-o1-2013 kl 15:00

Nidarosgatan 26

 WUXII FAAHFAAHIN AH KALA XIRIRI TELEFONADA HOOS KU QORAN.

Haaji Mahamed Obsiyeh ……….076-060 45 61

Abdillahi Bookh  ………………….070 712 49 85

Jamaal Ali Osman ……………..073-677 81 10

 

WABILLAHI TAWFIQ.