FankaAFQUSHUUSHA OON CADAYGU QABAN CALOW ADIGAA LEH QARBOOSH ILKIYO GAWSA WADA QODAN CALOW ADIGA LEH QANDARAAS QABYALADED IYO KHATUMO CALOW ADIGA LEH

QAYRKAA SHAXAAD ABID HANA QAJJILIN CALOW ADIGA LEH RAGOO QUUSTA IIDOOR KUGU QAWADAA CALOW ADIGA LEH QOYS LOO DHIXIYO QAYLO DHAAN JOGTA CALOW ADIGA LEH

QUDHMUUN U JOOG ADOON HAWL QABAN CALOW ADIGA LEH QOODIGA FUQURKIYO QUUS RAGEED ABID CALOW ADIGAA LEH WAXAD SHALAY QABATAY KU QASAR MANTA CALOW ADIGA LEH

QABYAALAD IYO IIMAN LA’AAN QAAWAN CALOW ADIGAA LEH FULE QAMAAMA QAYLO DHAAN JOOGTA CALOW ADIGAA LEH QALAFTA  DAGAAL DARENKEDA HA QABIN CALOW ADIGAA LEH

XUBNO QAADIWAA SIDA UMUL QALAN CALOW ADIGAA LEH IIDOOR KU QUUSA DABADIISA QABO ABID CALOW ADIGA LEH DUBAABKIISA QARJAF SAYNTU KU TIRAAH CALOW ADIGA LEH

QADUUS SALAADNIMO ASAL U LAHAW ABID CALOW ADIGA LEH MURUQ KU QABSADIYO QAAXO IIDOOR ABID CALOW ADIGA LEH QALFOOF DUUGA IYO QAADUCUL DARIIQNIMO CALOW ADIGA LEH

INOO QAYBI QAYLA IIDOOR KU QAROW ABID CALOW ADIGAA LEH INDHA DUUGA HAYSO QORAXIYO QAADIRADU CALOW ADIGA LEH FAQIIR QANI ISMOODA QAYLA DHAAN DIR ABID CALOW ADIGA LEH