Allaha ha u naxariistee waxaa habenimadi salaasadi ee ay tariiqdu
ahayd 22-01-2013 ku geeriyoday magaalada Dire Dawa Suldan Marxuun
Meydhane Yonis.
Anaaga oo ah dhamaan dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiranyo leh uu
dirayna Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo dhamaan shacabka reer
Etiopia ee u kageeriyoday Marxuun Suldan Meydhane Yonis ………
waxaana Illahay uga baryeyna in uu janadii fardoowsa ka waraabiyo
Eheladiisiina Samiir iyo Imaan ka siiyo Amiin Amiin Amiiin !!
Waxaa tacsidan dirayaa dadka hoos ku qoran
Ahmed Abdillahi Shide
Abdisamad Abdillahi fajac
Daha Haaji DAOUD
Abdillahi Dahir bookh
Musse Sheikh Osman Qalinle
kadar Abdillahi fajac
Abukar Ismael Jamaac
Abdirasaq Ismael Jaamac
Abdiwahab Sheik Osman Qalinle
khadra Egeh Guleed
Khadija Sheikh Osman Qalinle
Sahra Egeh Guleed
Meymun Sheikh Osman Qalinle
Fadhiya Ismael Jamaac
Kaltun Egeh Guleed
Fardusa Ismael Jamaac
Nimo Egeh Guleed
Malyon Ali Ducaale
Kaha Musse ducaale
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
