Bulshada noocyadeeda kla duwan ee ku nool magaalada Dharwanaaje ee Gobolka Harowo ayaa siyaabo kala duwan u cabiray shucuurtooda iyo dareenkooda kuwaajahan deeqadan aadka u balaadhan ee ay soo gaadhsiiyeen masuuliyiin ka wakiil ah Ururka Samofalka ee MAYS CHARITY ORGANISATION oo ka hawl gala dalka dibadiisa kana shaqeeya horumarinta deganada gobolada awdal iyo salal ee somaliland iyo gobolka harowo ee dalka ethiopia.


DSC00080

Wariye Sharbiyare
Subulahanews.com
Dharwanaaje, Harowo