Dharwaanaje(Subulahanews) ururka samafalka ee mays charity organization ayaa ah urur ay ku bahoobeen jaaliyada ka soo jeeda gobolka harawa iyada oo maanta deeq lacag gudoon siiyey masjid halkaasi laga dhiso oo ay markii hore ay  qaybtii koowaad ay gaadhsiiyeen ayaa hadana maanta waxa ay gaadhsiiyeen faskii labaad ee lagu dhisi lahaa masjidka dhinaca kale waxa ay lacag ay gudoon siiyeen dhakhtar halkaasi ku yaala isaga oo dhakhtarkaasi ay ka muuqatay dayac la’aan taasi oo ay indhahaagu ay qaban karin.

intii ay waftigan balaadhan ay soo gali degmada dharwanaaje waxa soo dhawayey madaxda degmada iyo dadka ku nool iyada oo lagu soo dhawayey caleemo qoyan waftigan.

waftigan balaadhan intii ay degmada dharwanaaje ay joogeen ayaa waxa ay soo kormeereen meelaha ay mashaaricda horumarineed ay ka socdaan iyada oo waliba booqday dugsiga hoose iyo sare ee ku yaala deg.dharwanaaje.

 

DSC00250

 

BY:WARIYE:SHARBI YARE

SUBULAHANEWS.COM

DHARWANAAJE.