Dadwaynaha Degan Deegaanka Cunoqabad, Holholka, Caasha Cado iyo Caynoqabad ee Degmada Borama ayaa codsi iyo gar gaar deg deg ah u diray maamulka Somaliland, qurbjoogta, ganacsatada iyo Xildhibaanadii ay codkooda kusoo saareen, iyaga oo ka cabanaya dhinacyada Waxbarashada, Caafimaadka, Wadooyinka iyo BIyo la’aan baahsan.

Si kastaba haate cabashadan dadkan maaha markii igu horeysay balse waxa ka horeysay dhawr hadaba iyaga oo xukumada Somaliland iyo quurba joogta ay ka codsadeen in laga soo jawaabo cabashadan.

intaa ka dhex samayso.

 

 

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND