Dhalin yaro iskugu jira Wiilal Iyo Gabdho Ayaa Siminaar hal malin soconaayay uga furmay hotel summer time ee magaaaada hargyasa , simaanrkaas oo ay so qaban qaabisay ururka HAVAYOCO Ayna maaglgalisay hayada UNDP .
oo ka kala socday xaafadaha kala duwan ee hargaysa sida xaafada sheedaha , daami , Ayaax1, 2, cakaara
Haddaba siminaarkaas oo ku saabsanaa ‘Xoojinta Lamaanaha Iyo Kor u qaadista dumarka ( Gender Equality and woman improvment’
Waaxaa ugu horayn furay simaanrkan Kamaal Xasan Isaaq Oo ka socday Havayoco isaga oo mahadnaq balaadhan uso jeediyay ka qaybgalayaashiiiii siminaarka sheegayna in ay mashruucan bixisay haayada UNDP Ay fulinayso ururkan havayoco %.
SUBULAHANEWS.COM
HARGAYSA/SOMALILAND.

