dhiigiiBorama(Subulahanews) Maalinta Isniinta ee Bishu tahay 4 feb ayaa ku beeegan sanad guuradii 22 aad ee ka soo wareegta xasuuqi foosha xumaa ee Jabhadii SNM iyo huwantii xabashidu ka gaysteen magaalooyinka Dilla iyo Borama.. umada waliba waxay leedahay si iyo qaab ay u xusto maalmeheed madaw iyo kuweega cadba , waxaa akhristayaasha shabakada ku dhiiri galinaynaa in ay soo badhigaan baraarujin ku beegan xuska maalinta.

Hadaba akhriste ka dhiibo firkirkaaga , ku soo dir qoraal. cod iyo Video intba si aan u waynayno maalintaasi…….