Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa darajooyin kala duwan ku taxay taliyeyaasha ciidamada, ku xigeenada abaanduulayaasha, Bileyska, Asluubta, Qaranka iyo ilaalada xeebaha. 

Madaxweynaha ayaa ku gudoonsiiyey 12 sarkaal darajooyinka munaasibad maanta loo qabtay sanad guuradii 19-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka qaranka.

Munaasibadan ayaa waxa Saraakiisha la gudoonsiiyey darajada ciidamada faahfaahin ka bixiyey wasiirka gaashaandhiga Axmed X. Cali (Cadami), isaga oo sheegay in darajada ciidamadu ay la soo mareen jaran jaro kala duwan, isla markaana aad uga fiirsadeen sidii ay ugu bixin lahaayeen habka ugu haboon ee ciidanka loogu taxayo darajada.

20130202110502 8437998794_d4343d3269 8437998616_eb57613cf1 8437998486_42bdf96557 8437998436_b8efb8b869 8436913389_ec1c42bd68 8436913343_75bb339bbb 397469_205900389555099_165224982_n 20130202110502 8437998794_d4343d3269 8437998616_eb57613cf1

 

 

SUBULAHANEWS.COM

HARGAYSA/SOMALILAND.