sillanyo

War-saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1553/022013      ku magacaabay Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

MADAXWEYNUUHU:-

Markuu Arkay:                Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay:                In baahi loo qabo in la dardar-geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka;

Markuu Tixgeliyey:      La tashiga Madaxda ay arrintani khusayso;

Markuu Arkay:                In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;

Wuxuu go’aansaday;

In Mudane, Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax), laga bilaabo taariikhda Xeerkan uu ahaado Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

ALLAA MAHAD LEH

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)

    Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Waxaad halkan kala baxdaa Lifaaqa war-saxaafadeedka ah

 ALLAA MAHAD LEH

01/02/2013