maamulka gobolka Awdal ayaad moodaa in u samaysanyahay sidii maxmiyada oo kale ,maamuladii hore ee ka soo samaysmay somaliland marna ma dhicin in sidan hoos ku qoran u dhisnaado maamulka Gobolka
Gobolka Awdal ayaad moodaa inuu ka duwanyahy dhamaan gobolka kale ee maaulka somaliland hoos yimaad..
1.Badhasaabka Gobolka Awdal = isaaq
2.taliya Boliska Gobolka= isaaq
2-Gudoomiyaha Bangiga Gobolka=isaaq
4-Maamulaha Kastamka Gobolka=isaaq
5-Maamulaha Cashuuraha Bariga =isaaq
6-Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka=isaaq
7-Gudoomiyaha Rafcaanka Gobolka=isaaaq
iyo intaasi oo gudoomiye ku xigeen oo dhamaantood ka soo jeeda beesha dhexe, hada akhriste , aaaway dadkii gobolka u dhashay , maxaa u diiday in ka taliyaan gobolkii , mase dhacday in gobolka kale ,sida sool , sanaag ay ka taliyaan qabaail aan ahay kuwa deg,..
Cismaan Cali warfaa
