Ogaysiis Jaaliyada Gobolada Awdal Salal Gabiley ee ku dhaqan dalka Sweden.
Dhamaan waxaa la ogaysiinaya jaaliyada Gobolaada Awdal Salal Gabilay ee ku dhaqan dalka Sweden caasimadiisa Stockholm in la Qaban doono Shirkii Saylac wajigisii labaad maalinta sabtida ee ay tariikhtu tahay 9-03-2013.
Shirkan oo looga hadli doono xaladihii u danbeyey ee ku soo gordhay Gobolada Awdal Salal iyo Gabilay.
Adressku waa :
Sturevägen 12
177 56 Järfälla
La Xidhidh:Telefonada hoos ku qoran.
Haaji Mahamed Obsiyeh ……….076-060 45 61
Abdillahi Bookh ………………….070 712 49 85
Jamaal Ali Osman ……………..073-677 81 10
