Dhamaan dadka hoos ku qoran oo ka mid ah Jaaliyada Reer Adal ee ku Nool wadanka Norway , waxay hanbalyo u dirayaan meherka Boqorka Mustafe Abdirahman Mumin Iyo Boqorada Nimco Mohamed Mohamoud.Waxayna Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda iyo dadkoodaba anfaca.
Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Nabiga S.C.W ee ahayd Baarakalaahu Laka Wabaarakalaahu calaykum Wajamaca BaynaKumaa Filkhayr.
Magacyada Jaaliyada Reer Adal ee Norway:
1.Maxamed Axmed Suldan(Samakari)
2.Abdiraxman Cise Xusen
3. Abokor Omar Muumin(Haybe)
4.Abdisaq Axmed Maal
5.Abdiwahab Farax Kamil.
6. Ahmed Hassan Mohamed(ijiin)
7.Maxmed Ali Maal
8.Mohammed Xaaji Muumin Jirde
10.Maxamed Dahir Maydhane
11.Said Maxmed Jamac.
12. Jamal Aamin Abdilaahi
13.Ahmedwali Omar Mumin
14.Abdilaahi Hashi abdi
15. Ismail Axmed Aaden.
16.Hashim Nuur Ahmed
17.Wihiib Abdi fanax .
18.Mustafe Abdi Ibrahim -
19.Khadar Aadem Nuur
20.Abdirahman Muuse
21. Ayan Mohamed Caynashe
22. Deeqa Ismail jibril
23. Mona Nuur Ahmed
24 Cadar Jamac Abdi
25. Nadiira Nuur Ismaciil
26.Kamal Yaasiin Sharif
27. Abdishakur Xasan Xusen.
28. Ahmed Abdi Ali
29. Idil Barkhad Omar
30. Canab Mohamed Hasan
31. Ahmed Abdi Geedi
By Haybe Omar
