
waxaa maanta la gudoonsiiyey hadiyada gudoomiyaha gobolka Awdal ee Cusub taasi oo ay gudoonsiisay shirkada telephonada SOMTEL, Waxaa loo kala biyaa u dhawaanshaha gudoomiyaha cusub,waxaa loo sameyey xaflada aad u balaadhan xilwareejintii taasi oo lagu qabtay hotel Rays aadna loo buun buuniyey, horay uma dhicin intii gudoomiye ka soo jeeda gobolka ee loo sameeyey xilwareejin in sidaasi loo buun buuniyo,waxaa loo dhisayaa gurigii martida borama oo mudo 50 aan la dayactirin taasi oo kharshkeeda laga qaadaya dawlada hoose borama.. waayaabka yaabkiise sheekadu ma subeer noo dalacsiiyabaa…
by warsame cali
Sheekada Hadiyada Somtel ay gudoonsiisay Gudoomiyaha Gobolka ee Cusub ma subeer noo dalacsiiyaa..
Posted by admin on February 28th, 2013 06:17 PM | FADHIGA SUBULAHA
Comments are closed.
