Boqor C/raxmaan Maxamed Daahir iyo Boqorad Hooda Daahir Cabdi oo maherkooda ka dhacay magaalada Borama
dhamaanba dadka hoos ku qoran waxa ay hambalyo meher u dirayaaan boqor C/raxmaan Maxamed Daahir iyo Boqorad Hooda Daahir Cabdi
Hooyo Cadar Cumar Askar
Hibaaq Daahir Cabdi iyo saygeeda caruurteeda
Xamda
samsam
ayaan nuura
C/raxmaan
Liibaan Cabdi daahir
Muuse Cabdi Awxasan
Foosiya Xasan Cabdi
Caasha Jaamac Maxamuud
Idil Maxamed Aadan
Hodan Maxamed Aadan
Carafaat Faarax maxamuud
Wariye:C/casiis Cabdulaahi
Eng:Maxamed Daahir Cabsiiye(mushraf)
adeero muxumad cabdi bade iyo xaskiisa hooyo canab iyo ciyaal kooda xasba muxumed badee suuhuur muxumed cabdi bade c/shakuur muxumed cabdi bade dhamaan reer muxumad cabdi badee ayaa wada tahaniyadayenayaa hooda daahir cabdi badee iyo c/raxamaan maxamed dahir ibraahim
dhamaan dadkaasi oo kor ku xusan magacaantoodu waxa ay hambalyo meher u dirayaan Boqorka C/raxmaan Maxamed Daahir iyo Boqorad Hooda Daahir Cabdi oo uu maherkoodu ka dhacay magaalada Borama gaar ahaan hotel rays
waxaan leenahay noqda kuwii Alle barakeeyo ubad khayr qabana kala hela hooskiinuna ha noqdo kii loo soo hirto
guurkiinana lagu farax gacal iyo socokeeyaba
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIII

