ARAGTI-Xeerka iyo dhaqanka beesha ciise ay ku faanto ee soo jireenka ah ayaa ah mid haddii aad barato ama aad wax ka fahanto sida u dhiganyahay waxa uu kugu keeni doonaa yaab iyo anfariir, waayo marka aad aragto beesha xeerkaas iyo dhaqankaas leh sida ay wax udoonayaan maaha mid diiinteena muslimka ahi meelyar ay kaga jirto.
Waa xeer gaal iyo islaam maanta ciddii la hordhigo ayna aqbalayn, waa xeerka u diidaya beesha ciise in iyaga mooyee aan cid kale guulaysan karin, waa xeer u oggol beesha ciise inay iyagu wax dhacaan aan se ladhici karin, waa xeer ka sarraysiiyay qabiilada oodhan iyagana ka dhigay qaran, waa xeer dhigaya Ciisaha in laga gardaranyahay mooyee aan iyaga gardarro lahayn.
Xeerku waxa uu ku qasbay innamadii xildhibaanada ahaa inay is casilaan kadib markii loo akhriyay qaar ka mid ah qodobada xeerkaas ee aan kor ku soo xusnay xeerku wuxuu ku booriyay inay beeshu Hargaysa u tagto in Maayar bilaa doorasho la siiyo waxana caaqilkooda iyo sheekhooda iyo dhallinyartoodu ay isku raacsan yihiin,
hadaladooda ku murtiyaynayaan murti iyo maahmaahyo aan soomaali kale la wadaagin oo iyaga ugaar aha waxana kamid ah
- Ciise inuu wax dhaco mooyee Ciise dhulkiisa lga dhcay wali lama arag
- Ciise maaha qabiil ee waa qaran
- Ciise inta uu dhulka ku leeyahay looma sheegin
- Dhulku waadhul Ciiise
- Ciise waa wada ciise nina caaro ma dheera
- Ciisow dhiiga habartaa dhiig kale ku dara”
Waxa intaaba dheer gabayada ay tiriyaan ee ay ku caan baxeen waxana kamid ah
“Gaal gaal dhalaan ahay hadaan daayo gadabuursi”
Hadaba dadka beelaha Samaroon ha ogaadaan in Ciise dagaal mooyee aanu nabad kollaba qabali karin waayo xeerkiisa iyo dhaqankiisuba ma oggola waan waanta iyo waxa nabada layiraahdo maahmaa baa oranaysa ciise intu nabad kaaga dilo dagaal kaagama dilo
Bye:- Cadaawe
