23Hargaysa(SBN)Ugu Yaran 80 Gurri oo aha Ku looyaqaano Bulaasha iyo Hal Gurri Qof ah oo bagalo ah ayaa Maanta ku Shuf Beelay Dab Weyn oo ka Kacay Xafada Isku Raranka ah ee loo yaqaano State Houseka, Dabkan ayaa uu galaftay Hoygii iyo hantidii Dadkaasi oo gadhay ilaa 80Qoys oo Danyar ah.

Goobta ayaa wax soo gadhay markii uu Dabkii sii dhamaanayey Mid ka Mid ah Dabdamisyada basle markii uu Bakhriyey Tirro kooban oo Guryo ah ayaa wax isla markiiba ka dhaamaday Biyihii uu Sidday, waxanu uu Doonay meel fog taasi oo keentay in Guryo kalena hadan uu sii gubtan.

Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Mareye Kuxigeenka Maglada Hargeysa ayaa Goordabe yimid halkii uu ka kacay Dabkii waxayna Soo indhio indhayey Sida ay xaladu tahay.

Dabkan ayaa mid weyn oo maglada hargeysa laga dareemay.

source waaheen