kuncilMagaalada boorama ayaa ku talaabsatay sanadihii udanbeeyay horumar lataaban karo oo ku saabsan xaga dhismaha guryaha iyo huteelada casriga ah, dhismaha wadooyinka laamiga ah,iyo jaamacadaha iyo horumar balaadhan oo dhinayo badan leh.

 

BY:WARIYE MUNIIR AHMED CIGAAL

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook