Jabuuti(SBN.) Dhamaan Maamulka Shaqaalaha iyo Mulkiilaha Shabkada Caalamiga ah ee XeegoNews,Com

Waxay Hambalyo u dirayaan Xaflada Arooska Boqorka iyo Boqorada Mudane Hussein Jaamac iyo Boqorada Asma Abdirahmaan oo Xaflada Arooskoodu Ka dhacey Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti

Waxaana Hambalayadan Diraya Dhamaan Shaqaalahaa Shabkada Xeego iyo Wariyeyaaal Kale

Agaasimaha Shabakada XeegoNes Wariye Ahmed Diiriye Ciiltire

Tifaftiraha Guud ee Shabakada Xeego Wariye Ayaanle Siciid Cabdi

Tifaftire Ku Xigeenka Xeego Wariye Abdilaahi Daahir Wacays

Wariye Hamse Maxamed Rtd

Wariye Sadaam Maxamed Caqli

Wariye Xuseen Caateeye Jaamac Gaafane

Wariye Maxamed Yuusuf Imaan

Wariye Shiine Jaamac

Wariye Cabdiqaadir Muuse Gaare

Wariye Maxamed Cabdilaahi Xuseen Dabshid

Agaasimaha Guud ee Shabakad  Boorama Online ( Mudane Jaabir Cali Cumar) iyo Dhamaan Shaqaalaha Bahada Boorama Online

Dhamaan Bhada Warbaahinta iyo Dhamaan Wariyeyaal tiro Badan aya Dirya Hambalyadan  Ilaahayna Waxay Uga Baryaan in Ubad Khair Kala Siiyo Gurigoodana Lagu Nasto

 

Daawo Muuqaalka Hees Aaad u Qurux Badan oo aan Ugu Talagalney  Arooska iyo Arooysada

Asma Deeqaay Darmaan Ugub

Qurux Lagu Daahay Dumaar

ASluub Lagu Darey Dadnimo

Dun Xariira Gabadhoo

Waris Dusha Saaratayo

Cabdirahmaan Dawladaa Dhaley

 

Xuseenoo Da’da u Mudan

Guurkana u Dadabgaley

Dulqaadkiyo Kartida

Dadaalkiyo Aqoontana

Dul u ahaan Raga u dheer .

 

Gayaankana u Door Roon

Qoys Doorbirihi Dhaley

Maryaan Hooyo Darajosan

Daadihi Jaamac

Beeldaaje lagu Beerey

Dalsan Dalsan Awdal

Iyo Degmadii Libaaxley

Duqeydii Ka Talin Jirey

Dabaaldega Aroosnkiina Weeyi  Hobey Hobeeywyi

Damaashaadka Hambalyeyweeyi Hobey Hobeeywyi

Ducadiina Ku Hooriney

Dugsigeena Khair Noqon weeyi

Dad iyo Duunyo Hela

Ku Dakeeya Nolol Wacan

Wariye Ayaanle Siciid Cabdi

Wariye Ahmed Diiirye Ciiltire

Wariye Hamza Mohamed Thanks