SCM DHAMAAN INTA WANAAGA IYO CAQLIGA FAYAW U EHELKA AH.
INTA JECEL WANAAGA , NABADGELYADA IYO HORUMARKA DALKA DADKA
SOMALILAND.MAQAALKAYGU MA AHA CABASHO CALAACAL ,WAXAN SE U SHEEGAYAA WAXMA GARATADA LA QALDAYO OO AAN HOGA TUSAALAYENAYO.
KULMIYE INTII UU MAJARAHA HOGAANKA QABTAY WUXU BILAABAY HAB CIIL
BAX IYO MEELO GAARA OO UU BAR TILMAAMEEDSADO,
WAXAN OGONAHAY SIYAASAD DAHSOON OO COLAAD HABEENGUURA,
TAAS OO XIIQ IYO GUCLA OROD GULUF COLAADEED CIIDAN DAHSOON KU JIRO TII
OO LAGU DUULE WARBA U AHEYEN.
WAXAN OGNAHAY IN KANA SIIB KANA SAAR KU SOCDO MASUULIINTA HEER WASIIR IYO HEER AGAASIME IYO GUDOOMIYA YAAL LE EE U ADEEGA DAWLADA
KULMIYE.CID GAARA LAGU BARTILMAAMEEDSADO BAL U FIIRSO CAQLIGAAGA LA KAASHO.
TUSAALE.
WASIIRKII HAWADA IYO DUULIMAADYADA GNR CUMER YARE.
WASIIRKA POSTADA IYO ISGAADHSIINTA SAKAARO.
TOOGASHASDHII GURIGA WASIIRKA POSTADA IYO ISGAADHSIINTA OO LA DABOOLAY. CABDILLAHI.
CASILAADA AGAASIMAHA WDOOYINKA MR HASSAN KA DIB BILAWGII DARIIQA
BORAMA VIA LAWYACADO.
WEERARKII GUDOOMIYAHA DOORASHOOYINKA EE AWDAL.
WEERARKA JAAMICADA CAMUUD EE UGU HORAYSAY SOMALILAND JAAMICADAHA
CAALAMUL CARABNA LAGA AQOONSADA XARUNTEEDA JORDAN,
IN LA DHALEECEEYO LOO HANJEBO LA YIDHAA WAA MUCAARID SHAME ON YOU.
TAASI WAA WEERAR CAD OON GEEDNA LOOGU SOO GABAN NINKA DHUUMANAYEE DHABARKU MUUQDOOW WAA DHARAAR LAGU DHAWRAYAA
DADKAAGAA DHINAC KA RAAC YAANAD LUMINE DHINAC KA RAAC
INTAASI WAA HOGA TUSAALAYEN,
LABA EREY BAAN MURTI IDIINKA DHIGAYAA,
1. CUNA QABATEYENTA BADA , BERIGA IYO CIRKA WAA BUDHCAD SIYAASADEED
EE MEEL UGA SOO WADA JEESTA.
2.SIYAASADA AXSAABTA IYO TARTANKEEDA WAA SUUQ XOR AH QABIILNA MA QAADO HAL XUSBI OO WAA HABAAR LAMA ODHAN KARO XUSBI HEBEL BAA
REER HEBEL WADA TAAGEERSANYAHAY NINWALOWBA HALKAAD DANTA SHAKHSI
IYO TA GUUD KA DHEX ARAGTO RAAC.
DIGNIIN HAGU MILMIN DANTA GOBOLADAADA IYO HORUMARKA SHACABKAAGA.
( IN SALAADU WELIGEED KALA TAHAY SUNIYO FARAL U OGOW SAX IYO MAAN.

LABA TALOBA TII ROOB RABAW ADAY TAADA NOQOTAA.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews