Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Ku Hadlaya Magaciisa Iyo Ka Xisbiga Waddani ayaa Dhambaal Tacsiya Uu Diray Eheladii Qaraabadi Iyo Shacabka S.land Ee Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Maxamuud Ardaale Oo Caawa Geeriyooday Waxaana Uuna Marxuumka Ilahay Uga baryey In Uu Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxayna Uu Samir Iyo Imaan Ka Siiyo…

Inalilah waina illeyhi rajuceen………. Inalilah waina illeyhi rajuceen……. Inalilah waina illeyhi rajuceen

 

ku soo biir Subulahanews Newtwork ,waa cinwaankayaga facebook