Aqoonyahan A/rashiid Xasan Mataan Oo Dhambaal Tacsiya Oo Uu Soo Gaadshiiyey Xafiiska Warqadka Shabakada ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh Uu Diray Eheladii Qarabaadi Iyo Shacabka  S.land Ee Ku Baxay Marxuum Maxamed Maxamuud Ardaale Oo Ilahay Uga Baryey In Uu Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Eheladii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxayna Uu Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo.

Inalilah waina illeyhi rajuceen………. Inalilah waina illeyhi rajuceen……. Inalilah waina illeyhi rajuceen

 

ku soo biir Subulahanews Newtwork ,waa cinwaankayaga facebook