Bahda Subulahanews iyo Anigoo ah Cabdi Casiis Maxamuud jaamac iyo dhamaan reer maxamuud jaamac waxaan tacsiye tiraanyo leh u diraynaa dhamaan qoyska reer maxamed Samriye oo aabohood maanta ku geeriyooday magaalada Awbare ee dawlada degaanka somalida, waxaan Rabiga Raxmaanka ugu baryeyenaa inuu janadiisa waasaca u goglo, Ehelkii iyo caruurtii ilama maxamed Samriye iyo dhamaan reer samriye kaahin Rabi ha u reebo SAMIR IYO IMAAN

Adeero Maxamed Samriye kaahin waxaa lagu Aasay Magaalada Awbare ……. Rabiyo Raxmaanoow Naxariistaada sii. Amiin.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews