Xisbiga Kulmiye Oo ku fashilmay  ( Horumariinta Nolosha, Sinaanta Bulshada, Cadalada dadka iyo  Siyaasadi xidhidhka Caalamiga , Xisbiyadii iyo doorashadii Oo kusalaysmay qaabka qabyaalada iyo boob baahsan dhinaac walba dhulkii dantaguud iyo hantidii dawlada Oo laqaybsaday inta waxaa u dheer waliba amar ku taaglenta jiriitaanka haykalka maamulka Ee dawliga ah kulmiye waaye u dhamaatay marnaba ma aqbalaayno inu xukunka ku soo noqdo waana dhamaadkii kulmiye iyo xukuumada uu hogaaminayo ( dadka Reer Sland waxaan u sheegayaa  inay yaagu isbadal keeni karan , umadkastaaba  inay iyaga ku xidhantahay sidey wax urabaan,  as Sland we need change )

Taasi waxaa daliil u ah Oo u shaki kuma jiro ah heshiisyadii ay saxiixeen xukuumadii ugu musuqmaasaqa badneed Ee Xassan sheikh iyo xisbiga kulmiye Oo dalka dakadiisi ugu weeyned gacanta loo galiyay labadii wadan Ee dhibka ugu weyn uu Somalida kaga imanayeen Oo iyagu qaybsaday intii badnayd faaidada dekeda laga helayo( 30ka ama 35ka) sanadood Ee soo socda taas Oo loga daanleyahay dekedaha Somaliya Ee bada caas inay wax horumar ah gaadhiin ay’ee haadaan suuqa Dubai looga ilaaliyo camirnaantiisa Oo na wax hoora u socod iyo horumar ah gaadhin  talabad Ethiopia Oo khiyaamaysay kulmiye ku naa qasabtay 19% inay qaatan hadii lasiin waayo faaidada dakhliiga Berbera inay taageeri doonto Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Faadexaada iyo Foolxumada kulmiye  DP world iyo Ethiopia ay kula wareegee dekedii dakhligeedii faa’idadii 88% ay qaadanayaan 12% ay na soo dhaafaynin qoyskan isasiiyey waxaana xaq u lahayn waa muhiim in sharciga caalamiga ah lala tiigsado tuugta xoolihii umadda cuntay Ee ku naax naaxay waa in shaqo laga qabto, wayo dadki iyo maatidii waa gaajaysan yihiin  yaganna calool waawayn baa ka soo dhacdey.

People need hope instead of despair, positive ,Thinking instead of negativity, confidence, in themselves instead of hopelessness to hope.

Wabillahi tawfiq. Activist, Deeq Yusuf

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews