Hargeysa (SBN):- Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu khudbad ka jeediyey munaasibad lagu qabtey madaxtooyada taas oo lagu xusaayey munaasinada maalinta qaran nimada ee 18 May .

 

Madaxweyne Siilanyo Khudbadiisan mihiimada ku saarey sidii loogu gurman lahaa isla markaana loo xooleen lahaa dadkii ay abaaraha xun ku dhufteen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Khudbadan .

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews