Hargeysa (SBN):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uumaanta kudhbad dhinacyo badan taabaneysa uu u jeediyey shacabiga reer Somaliland xuska maalinta 18 May awgeed .

Madaxweynaha ayaa waxaa uu baaq u diray wadamada Beesha caalamka iyo urur gobaleedka IGAD isaga oo ugu baaqay in ay aqoonsadaan qaran nimada iyo madax banaanida Somaliland

 

Sidoo kale madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu ka digay cunaqabeynta hubka ee laga qaadayo dalka Somaliya isaga oo ka digay caawib xumo ka dhalan karta hadii cunaqabeynta hubka laga qaado dalka Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

ku soo biir Subulahanews Newtwork ,waa cinwaankayaga facebook