Hargeysa (SBN):- Wasiirka arimaha dibada ayaa waxaa uu wareysi kooban oo dhinacyo badan taabanaya uu magaalada London uu ku siyey telefishanka BBC-da .

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay rajo weyn ka qabto in dib loo bilaabo wada hadalkii Somaliya ka dhexeeyey .

 

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu ka Hadley saamiga dalka Itoobiya laga siiyey dekada Berbera  iyo saldhiga Imaraadka Berbera laga siiyey waxaana uu hoosta ka xariiqey in imaraadku aanu aheyn dal leh awood weyn oo  wadamada gobalka xoog ku qabsan kara

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews