Hargeysa(SBN)May.18,2017-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yusuuf Yaasiin ayaa walaac xoogan ka muujiyey habdhaqanka Siyaasadeed ee saddexda xisbi qaran ee dalka,waxaana uu fariin u direy madaxwaynaha Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews